Ceel-biyood Laga hirgaliyay Deegaanka Caweer Gobolka Galgaduud.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Caweer oo u dhaxeeya Cadaado iyo Godin labe ayaa waxaa laga hirgaliyey Ceelbiyood kaasi oo ay Hirgalisey Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha DFS oo Kaashaneysa Hay,ada Kheyriga ah ee Cumaan iyo Galmudug

Injineer Axmed oo ka mid ah Injineerada Dhisey Ceelasha ayaa Maamulka iyo shacabka uga Warbixiyey Dhismaha Ceelka

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here