Ceel biyood Laga dhagax dhigay Deegaano hoos taga Degmada Gadoon Gobolka Galgaduud.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa labo ceel biyood ka dhagax dhigey deegaano Hoostaga degmada Gadoon ee Gobolka Galgaduud kuwaasi oo ay horey u Codsadeen qaar ka mid ah dadka degaanadaasi oo saameysey biyo yeri xoogaan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here