Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha dowladda Hirshabelle oo kashaneysa tan Fedaraalka Soomaaliya ayaa Dayactir ku biloowday Ceel biyoodka deegaanka tardo oo muddo 15-sanno ka badan aan helin wax dayactir ahbur-bur iyo cilado farsamo oo soo wajahay ceelka tardo ayaa sababay in aay biyo waayaan dadka iyo duunyada ceelkaasi ka biya cabi jiray.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi