Ceel biyood biyihiisu Macaan yihiin Oo Laga Hirgeliyey deegaanka Ceelbaar.

0
55

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shacabka ku nool deegaanada Ceelbaar ee gobolka Sh/Dhexe, Balcad iyo Warshiiq oo in muda ah la dhibaataysanaa helida biyo Macaan madaama ceelasha ku yaalo ay yihiin kuwa biyo dhanaan ayaa dowladda Imaaraadka Carabta Waxa ay u hirgelisay Ceel-biyood macaan

Sidoo kale dowladda Imaaraadka Carabta ayaa halkaasi gaarsiisey deeq afuriin ah oo looga talgalay in ka badan Sadax boqol qoys oo ka mid ah shacabka loo Hirgeliyey Ceel-biyoodka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ