Carwooyinka Lagu Iibiyo Moobelada Ee Magaalada Baydhabo Oo Saameyay Cudurka Karona.

0
270

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka baay ayaa mudooyinkaani waxaa ku soo badanayaan xaruumaha sida gaarka ah loogu iibiyo mobeelada noocyadooda kala duwan, taasi oo shacabka gaar ahaan dhalinyarada ku nool magaalada baydhabo ay u arkeen in ay ka baxeen mobeeladii meelaha kale ay udirsan jireen oo si qaali ah ugu imaan jireen iyadoo isla beecaasi ay ka heleen Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here