Carwooyinka Dharka Lagu iibiyo Ee Magaalada Baydhabo Oo Ka soo Kabanaya Saameynta Cudurka Karona Ku Reebay Ganacsigooda

0
252

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa mudooyinkii uga dambeeyay waxaa ku soo batey ganacsiyo kala duwan taasi oo ah mid lagu tilmaami karo horumar la taaban karo. qaar ka mid ah Carwooyiinka ku yaala degmada baydhabo ayaa waxey sameyeen isbedel dhanka ganacsiga ah .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here