Carwo lagu iibiyo dharka Oo Laga Hirgeliyay Degmada Buulaburte.

0
26

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Buulaburte ee Gobolka Hiiraan ayaa laga hirgeliyay Carwadii ugu Casrisaneed Taariikhda Degmada.

Carwo Warsame Style dhawaan ayaa laga hirgeliyay Buulaburte, taas oo Bulshada Degmada Buulaburte ku nool ka baaxi bixisey waxyaabo badan oo ay u aadi lahaayeen Caasimada Dalka ee Mugdisho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here