Caruurta Xarunta Xanaanada Agoonta Alxarameyn Oo soo wajahdey Xaalad dhanka Nolosha ah

0
189

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)kulan ay isuga yimadeen qaar ka mid ah culimada somaaliyeed iyo gudiga taakuleynta agoonta soomaliyeed ayaa looga hadley xaalada carruurta agoonta ee ku jirta xarunta al xarameyn ee magaalada muqdisho oo xiligaan ay soo wajahadey xaalad adag oo dhanka nolasha ah ka dib markii ay istaagtey kaalmooyinkii ay heli jireen.

Carruurtaan oo ay tiradooda ku dhowdahay 400 caruur agoon ah ayaa hada u baahan gurmad deg deg ah si ay nolashooda Culesyka uga siyaadin.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here