Caruurta Baalashlayaasha Dhuusamareeb Oo dalbadey in ay Waxbarasho helaan

0
34

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)IMagaalo kasta oo Kamid ah Soomaaliya waxaa ku nool Caruur Qaan gaarin welina aysan Gaarin Shaqo, asaagoodana ay bartaan Dugsiyada Qur’aanka iyo Iskuulaadka Balsee iyagu Naftooda ka duwan Taas.

Waa Caruurta ka shaqeeya Kaba Caseeynta iyo dhaqida Gawaarida midkii ay Aboodaan, waxey subixii u soo kalacaan shaqadan oo aan ka helaynin naafic badan oo ay Noloshoodi ku Maareeyaan.

Warkung waliba nig haaye Abdirhahmaan Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here