Caruur danyar ah oo dharka ciida loogu qeeybiyay Baydhabo.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) ku dhawaad 85 caruur agoon ah ayaa Dhar Ciid looga qeybiyay magalada Baydhabo. Deeqadan dharka ayaa ka timid dhalinyaro iyo Axsaan faliyaal ah dadka degaanka ah, waxaa goob joog ka ahaa qaar ka mida ah dadka wakiil ka ahaa dharkas ciida oo caruurta yar yar agoonta ah loogu talagalay.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ