Caruur Agoon ah Oo lagu Ciidsaiiyey Magaalada Baydhabo.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa jira Caruur fara badan oo aan helin Farxadii iyo daryeelkii ay waalidkooda uga baahnaayeen waliba aysan helin waxay Cunaan maalmahaas Caruurta kale asaagooda ah si farxad leh ku ciideysa

Ururka DEDO oo kamid ah ururada ka jira Deeganada KG ayaa in ka badan laba boqol Caruur ah gaarsiiyey Cuno kala duwan maalmaha Ciida ku moodaan si loogu muujiyo daryeel waalidnima oo ay u baahan yihiin kuwaas oo ku nool Xeryaha Barakacayaasha Magaalada Baydhabo

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here