Carruurta Ku nool Kaamamka Barakacyaasha Magaalada Baydhabo Oo Dalbaday in ay helaan Waxbarasho

0
242

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Carruurta ku nool xeriyaha Barakacyaasha ee ku yaala duleedka Degmada Baydhabo ayaa ah kuwo aan haysanin waxbarsho ku filan, qaar ka mid ah Carrurta ayaa dhigta iskuulaada qarashaadkiisa ay ka bixiyaan waalidiintooda halka kuwa kelena ay iska jogaan xerada ayna gaareen da,dii waxbarashada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here