Carruurta Kaamka Badar Laba Ee Kismaayo Oo helay Waxbarsho bilaasha ah

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barakacayasha ku nool kaamka Badar-Laba ee magaalada Kismaayo ayaa waxay ay markii ugu horeysay ay heleen iskuulo ay wax ku bartaan.

Kaamka Badar ayaa waxaa ku nool qooysas badan oo aan awoodin in ay caruurtooda kabixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here