Carruurta baalashlayaasha Baydhabo Oo Dalbaday in ay helaan Waxbarasho.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Carruurta Soomaaliyed ayaan Heysan Waxbarashadii ay u bahaanaayeen Waxaa jira wiilal yar yar oo jooga xiligii waxbarshada kuwaasi oo ay ka soo jeedaan qoysas danyar ah oo aan awoodinba wax ka badan noolal maalimeedka reerka.

Abdulaahi xuseen xasan iyo Adan ibaadir oo da,doo ay tahay 8 sano waxaa ay ka mid yihiin Carruurta ka shaqeysata baalishlaha Kabaha maadaama aan awoodin shaqooyinka ad –adag, waxeyna ay hor jooga u yihin guriyahooda iyagoo maalintii hela lacag dhan 25kun oo shilinka soomaaliga ah.

Waxey jogaan xiligii ay waxbaran lahayeen iyo hagaajinta mustaqbalkooda balse taasi ma awodaan hadda oo aysan gaarin xiligii ay reerkooda ama naftooda u shaqeysan lahayeen ayaa waxey gacmaha ku sitaan baco yar -yar oo ay ku jiraan buraasho, suuf iyo luujitooyinka la mariyo kabaha si ay maalintaasi u helaan lacagtii ay isticmaalin lahayeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraanag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here