Carruurta Agoomah ee Ku Nool Magaalada Baydhabo oo Codsaday in loo iibiyo Dharka Ciida ay ku Ciidi lahayeen .

0
353

Baydhabo(Radio Arlaadi)- In ka badan Laba boqol iyo Labaatan oo Arday Agoon ah ku jirta Xaruunta Agoonta Lagu Daryeelo Magaalada Baydhabo 120 Kamid ah ay yihiin Gabdho waxay heysataan waxbarasho iyo Hoy ay ka helaan Xarunta ay kujiraan Balse waqtigaan waxaa soo food saartay raja xumo ah inaysan heysan cid ka caabisa inay Carruurta asaagooda ah ay la ciidaan maadama ayagu yihiin awlaad Agoon ah aan waxba heysan qaar kamid ah Caruuurtaas ayaa dadka Muxsiniinta ah kadalbanaya inay ku taageeeraan in Caruurta kale sida ay u ciidayaan ula ciidaan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here