Carruur uu soo ritay shuban biyood oo la jiifiyay Xaruunta Hooyada iyo dhalaanka Bosnia ee Dhoobley

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xilli roob aad u weyn uu ka da’ay magaalada Dhoobley waxaa aad looga baqayaa iney dilaacaan xanuuno ay ka mid yihiin shuban biyoodka iyo xanuuno kale, Xanuunka shuban biyood ayaa ah xanuun aad ugu jilicsan caruurta.

Maamulka xarunta hooyada iyo dhalaanka Bosnia ee degmada Dhoobley ayaa sheegay in xarunta la soo gaarsiiyay caruur uu soo riday shuban biyood xili dhawaan ay bilowdeen rababkii gu’ga.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here