Carruur soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka Oo La Seexiyay Isbitaalka Cadaado

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo xanuunka shuban biyoodka ow ka mid yaha xanuunadda dilacaa xili roobaadka kaa oo ka dilaca meelaha ay nadaafaddu aad u hoosayso iyo meelaha ay ku badan yihiin dadka danta yar ayaa hadda deegaano hoosyimaada degmada Cadaado ee gobolka galgaduud waxa dad badan oo caruur u badan ku soo ritay xanuunka Shuban biyoodka Waxana hadda Xaladooda caafimad lagu la tacaalayaa Isbitaalka Guud Ee Cadaado.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here