Carruur Shuban biyood ugu geeriyootey Degmada Qoryooley.

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In ka badan Shan qof ayaa Cudurka Shuban biyoodka ugu Geeriyootay Cisbitaalka Degmada Qoryoleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Gudoomiyaha gobolka Sh. Hoose oo booqday isbitaal ku yaala degmada Qoryooley oo ay ku jiraan bukaano uu soo ritay cudurka shuban biyoodka ayaa baaq u diray maamulka gobolka iyo mas’uuliyiinta kale , waxaana uu warbixin ka dhageystay agaasimaha guud Ee isbitaalka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here