Carruur danyar ah Oo dharka Ciida Loogu qeybiyey Magaalada Baydhabo.

0
40

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad ​​100-qof oo ay ku jiraan kuwa danta yar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka qaba ayaa la gaarsiiyey dharkii ay ku Ciidi lahaayeen ayaga iyo Caruurtooda deeqdaas oo ka timid Salwa General service company , waxayna qeyb ka tahaay ololaha lagu caawinayo dadka danyarta ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here