Carruur Baahiyaha gaarka qaba Oo Adeeg Caafimaad loogu Fidiyey Hargeysa.

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhaqaatiir ka socotey Isbitaalka Guud Ee Hargeysa ayaa adeegyo Caafimaad gaarsiiyeen Xurunta Cabdiraxmaan Centre oo lagu Xannaaneeyo Carruurta Naafada ah ayna kamid tahay gargaarka deg dega ah iyadoona gaarsiyeen Daawooyin looga baahnaa Xaruntan.

Maamulaha Xarunta Cabdiraxmaan Centre oo ay ku jiraan Caruurta baahiyaha gaarka qabta Xamza Dhayib ayaa ka warbixiyey xaalada Caafimaad ay ku nool yihiin Caruurta ay gacanta ku hayaan isagoo dhanka kale u mahadceliyey dhaqaatiirta Isbitaalka Guud Ee Hargeysa.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here