Caqabadaha ka jira Dhanka Biyaha Degmada Bardaale Oo Laga Shiray

0
40

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan looga Arinsanaayey Arimaha Biyaha Degmada Berdaale ee Gobolka Baay ayaa waxaa ka qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Degmada Berdaale iyo lataliyaha Wasaarada Biyaha, Qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka ah iyo qaar kamid ah Hay’adaha ka shaqeeya Arimaha Biyaha.

Kulanka ayaa Waxaana sidoo kale diirada lagu saarey sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha biyaha Degmada Berdaale ka jira iyo sidii biyo xireeno loo sameyn laha xiliyada Roobka.

Warkung Waliba nig haate Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here