Cabitaanada Lagu Iibiyo Biibatooyinka Baydhabo Oo isbedal qiimaha dhanka lacagta ah laga dareemaya.

0
319

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Mudooyinkaani waxaa isbedel qiimo karor oo dhanka lacagta ah lagu sameeyey cabitaanada noocyadooda kala kuwan ee lagu iibiyo biibitooyinka ku yalaan magaalada baydhabo taasi oo loo sababeynaayo casriyenta cabitaanada qiimihii sokorta iyo qadaartii oo iyagana isbedeley.

Biibitooyinka qaar ee ku yalaan magaalada baydhabo ayaa qudaarta waxaa looga kenaa ama ay kasoo iibsadaan gobolka shabeelaha hoose iyo beeraha magaalada baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here