Buundo Cusub Laga hirgeliyey Xaafada Howlwadaag Baydhabo Oo la dah-furey.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Buundadan cusub ayaa laga dhisay magaalada Baydhabo gaar ahaan xaafada horwadaag, waxaan iska kàashanaya bulshada iyo Maamulka xaafada horwadaag oo dhibaatooyin badan kala kulmayay isu socodka bulshada, tan iyo markii roobabkii ay burburiyeen waddooyinka halbowlaha u ah bulushada

Guddoomiyaha Xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Baydhabo Abashir Khaliif Maxamed ayaa ugu horeyn ka hadlay Buundada cusub ee lagu hirgeliyay xaafadan iyo mumiimada ay leedahay.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here