Buundada Degmada Qoryooley Oo Lagu wado in dib u dayactir Lagu Sameeyo.

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha maamulka gobolka Sh/hoose Maxamed Ibraahim Barre iyo qaar kamid ah odiyaasha dhaqanka gobolka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay degmada Qoryooley ee gobolkaasi, waxaana soo dhaweyntooda ka qeyb galay maamulka degmada saraakiisha booliska iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Uljeedka safarka guddoomiyaha ayaa wuxuu ahaa ogaanshaha xaaladaha bulshada degmada, baahiyaha ka jira iyagoona socdaal ay ku soo mareen wadooyinka degmada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here