Buundada Degmada Buuloburte Oo Xariga Laga Jarey.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Xariga Laga Jarey Buundada Degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan taas oo ay dhisteen, Jaaliyadaha, Ganacasatada iyo Bulshada Degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan.

Qaar Ka mid Masuuliyiinta Maamulka Degmada Buuloburte ayaa Si wada jir ah uga hadlay Xarig Jarka Buundada Degmada Buuloburte iyagoo u Mahadceliyay dhamaan intii ka qeeyb qaadatey Dib udhiska Buundada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here