Buugga Keydka Taariikhda Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo bandhigay.

0
261

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya lagu soo bandhigay buugaag uu qoray Sheekh Aadan Sheekh Saciid oo ah Gudoomiyaha Jaamacada Ganaane ee Magaalada Baydhabo.

Bandhiga buugan oo ku saabsanaa Keydka Taariikhda Dalka Soomaaliya ayaa ku qornaa Afka soomaaliga iyo Luuqada Carabiga, waxaana munaasabda bandhiga buugaasi ka qeyb galay Wasiiro, xlidhibaano ,Culimaa’udiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here