Buugaagta Manhajka Dalka oo Degmooyin Ka tirsan KGS la gaarsiiyey.

0
340

Baydhabo (Radio Arlaadi)- Wafdii uu Hogaaminaayey Wasiirka Wasaarada Waxbarshada hidaha iyo tacliinta sare ee Koonfur Galbeed Cabdiraxmaan Cusmaan Malaak Koolkooliyow iyo Masuliyiin ka socda Wasaaarada Waxbarashada XFS Ayaa Bugaagta Manhajka Dalka Gaarsiiyeen Degmooyinka Xudur Diinsoor ceelbarde Iyo Waajid oo ka wada tirsan baay iyo bakool.

Bugaagta manaahijta Waxbarashada Dalka Ee La Gaarsiiyey Degmooyinkaas ayaa Dhawaan loo Qaybindoona Iskuulkada Waxbarashada ee Ku Yaala Degaanadaas si ubbadka Somaliyeed uga faaidaystaan, waxaana laga dhigi doonaa iskuulada ku yaala degmooyinkaasi .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here