Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib-uheshiisiinta DKGS ayaa daah-furey Buuga Qorshaha Hormarineed ee Degmada Baraawe ee Caasimada nKoonfur Galbeed Soomaaliya
kulanka daah-furey Buuga Qorshaha Hormarineed ee Baraawe waxaa ka qeybgaley Wasiirada Arrimaha gudaha , Ganacsiga iyo warshadaha , Dikadaha KG , Maamulka Gobolka shabeelada Hoose iyo Dhamaan golaha deegaanka Degmada Baraawe iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ