Bushada Jubaland Oo Loogu baaqay in Caruurta Shanta sano ka yar ay siiyaan Talaalka Booliyada

0
61

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Caafimaadka Jubbaland ayaa shacabka Deegaanadaasi ugu baaqdey in caruurta shanta sano kayar ay siiyaan talaalka kuwa aanan horay u qaadan iyo kuwa aanan loo dhamaystirinba.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dawladda Jubbaland mudane Ismaaciil Axmed Garas oo shirjaraaid ku qabtey xafiiskiisa ayaa sheegey in arintaan ay muhiim u tahay caruurta taasi oo ka badbaadin karta cuduro badan

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here