Bulshada Xudur Oo Saameysay Fatahaada Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashiin ah.

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada Mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud oo ay wehlinayaan Gudoomiye kuxigeenada Degmada ayaa kormeerey xaruumaha kala duwan ee la dajiyey Bulshadii ku soo barakacdey xaafadda Buulow ee saameyn xoogan ku yeeshey Fatahaadda Biyaha roobka.

Inta uu guddoomiyaha kormeerka ku jiray ayaa wuxuu bulshada ku dhiira-galiyay in gurmad loo sameyn doono taasi oo noqon doonto mid isku tashi ah oo laga rabo in ay ka qeyb qataan shacabka degmada Xudur kuwooda jooga iyo si lamid ah jaalidaha ka soo jeeda degmada si wax looga qabto dhibaatada ay ku nool yihiin dadka roobabka sameyey.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here