Bulshada Xaafadda kowda Agosto Garowe Oo Lagala Hadlay Xoojinta Amniga iyo Nadaafada.

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaafadda kowda Agoosto Garowe ayaa waxaa lagu qabtey kulan looga hadlaayey amniga guud ee Xaafada iyo Wadashaqeynta Bulshada xaafadaasi ayidoona ay kulanka soo qaban qaabisey Gudoomiyaha Xaafadda Sacadiyo Yuusif Waxana ka soo qeyb Galey Madaxa Faya-dhowrka degmada Agaasimaha Amniga degmada Garowe iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here