Bulshada Xaafada Wadajir Ee Magaalada Baydhabo Oo si isxilqaan ah ku dhisanaya Wado Muhiim u ah.

0
372

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xaafada Wadajir waxa ay kamid tahay Tabanka Xaafadood Ee Magaalada Baydhabo waxaa Hada socda Dhismo ay iska kaashanayan Bulshada Iyo Maamulka Xaafadaaasi,waxaana uu ka socdaa Wadada dheer ee aada EDC.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here