Bulshada Xaafada wadajir ee baydhabo oo codsadeen in loo dhiso wado burbursan ee maristeedu ay adag tahay.

0
369

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wadadaan oo ka tirsan xaafada wadajir ee magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa ka fog magaalada, waxeyna u baahan tahay in la dhiso maadaama ay burbursan tahay dhagaxaan badana ay leedahay, waxaana dadka degan xaafada ay ku qabaan dhibaato taasi oo saameysay dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee naafada ah.

Qaar ka mid ah dadka ku nool xaafada ayaa u kacay siday u dhisi lahaayeen, waxeyna sidoo kale qeybaha kala duwan ee bulshada baydhabo, ganacsatada iyo dadka muxsiniinta ah ka codsadeen in laga caawiyo dib u dhiska wadadaan oo aad u bubursan.

Radio Arlaadi:-Abdirahman Yusuf Hassan Soori

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here