Bulshada Xaafada Salaamay Oo Soo dhaweeyey Dhismaha Masjid Cusub Oo Laga dhisayo Xaafadaasi

0
485

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Verenel Dernegi oo ka dhisan wadanka Turkiga ayaa Xaafada Salaamay gaar ahaan kerow fog waxay ka dhisama Bilaawday masjiid kaasi ay bulshada Xafada ay sheegeen in ay u baahi qabeen masjidkaan had la bilaaway dhismihiisa. Qaar ka mid ah Odiyaasha iyo Maamulka Xaafada Ayaa uga mahadnaqey Dadkii soo fududeeyay Dhismaha Masjiidkaan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here