Bulshada Xaafada Horseed Garowe Oo Loogu Baaqay ka shaqeynta Nadaafada

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan ayaa ahaa mid looga hadlayey amniga iyo nadaafadda xaafadda Horseed ee Garoowe waxaana ka qayb galay masuuliyiin ka soctay Dowlada hoose ee garowe iyo Bulshada Xafadaha Maagalada.

Waxana ka qeyb galaysha si guud uga hadleen ahmiyada Nadafada iyo Amniga ay u leedahay horumarka garoowe gaar ahaan xafada Horseed ,bulshada Xaafadaasi ayaa si gaar ah looga baaqay inay kalinta koowad ka qaataan nabadda.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here