Bulshada Xaafada Gacan-libaax Magaalada Hargeysa Oo Ka Cabanaya Wadooyinka Burbursan.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddiga horumarinta xaafadda iyo bulshada xaafadda gacan libaax ee Magaalada Hargeysa ayaa wado olola lagu dhisaaya wadooyinka gala xaafadahaasi oo muhiim u ah isu socodka bulshada iyo gawaarida maadama ay hada dhibaato ku tahay marista wadooyinka gawaaridii gali lahaa xaafadahaasi.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here