Bulshada Xaafada Cadaada Oo Lagu Wacyi gelinayo qaadashada Sharciga Guriyaha.

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wacyaqelintaan loo sameeyay Bulshada Xaafada Cadaada gaar ahaan qeybta Siliga ayaa waxay ku sabsan tahay gaadashada aqoonsiga lahaan shaha guryaha si meesha looga saro muranka dhuleed. wacyaqelinta waxaa si wadajir ah u sameynayay Mamulka Xaafada Cadaada Oo Kaashanaya Nootaayo Arlaadi.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here