Bulshada Xaafada Bardaale Oo soo dhaweeyey dhismaha wadooyin ka socda Xaafadaas.

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah wadooyinka gala xaafada berdaale Ee Magaalada Baydhabo ayaa waxey ahaayeen kuwa Cariiri ah ,ayna dhibaato ku qabeen bulshada Marka ay dhacdo Geeri ay si adag ku soo saari jireen.

Markii uu Bilaabinayay Howgalka Lagu Burburinaayey Wadooyinka ayaa dadka xaafada ahaa kuwa diidanaa ayagoo markaas kaliya arkaayey in Guriyahooda laga duminaayo balse hada wax walba ayaa isbedeley dadka ayaa dareemaya in ay hada heystaan wadooyin ay waxkasta ay soo marsii san karaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here