Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn Mudane Abdulkadir Mohamed Abdulahi oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee wasaaradda arrimaha dastuurka Dowladda Koonfurgalbeed Mudane Abshir Abdinor Derow ayaa degmada Wanleweyn ee Gobolka Sh. Hoose ka daahfuray kullan latashi qeybaha kala duwan ee bulshada oo ku saabsanaa dib-u-eegista cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka KMG ee JFS.
Waa markii ugu horeysay tan iyo dib-u-yagleelkii jamhuuriyadda 3aad ee dalkeena, in bulshada reer Wanleweyn ay fursad u helaan in ay aragti ka dhiibtaan arrimaha masiiriga ah ee dalkeena, si gaar ah arrimaha dastuurka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng