Bulshada Waajid Oo Si isxilqaan ah ku dhistay Aargada Degmada Waajid

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Degmada Waajid ahna Duqa Magaalada Mohamed Moallim Yusuf oo ay Wehliyaan qaar kamid ah Maamulka ayaa Xariga ka jaray Aargada Degmada Waajid oo si Isxilqaan ah ay ku dhisteen Bulshada iyo Maamulka Degmada Waajid.

Xarig jarka Aargada ka dib Gudoomiyaha iyo Qaar kamid ah Golaha Deeganka ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu Daah-furayey Aargadan oo Astaan u noqon doonta Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here