Bulshada Tuulada Eji uga soo Barakacay dagaal beeleed Oo Dalbaday Gargaar iyo Dib u dejin.

0
163

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan ay isuga yimaadeen qaar ka mid ah odoyaasha dhaqan ee Tuulada Eji Dowlada Goboleedka Hirshabelle iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka ayaa ahaa mid looga arinsanaayey dhibaatada ka dhalatey dagaal beeled ka dhaxeyey labo beelo oo wada dega degaankaasi, taasi oo sabatey in shacab ay u badan yihiin haween iyo caruur ku wax yeeloobeen kana soo barakacey saameyntaa degaalka, sidii wax looga qaban lahaa maadama aan haysan waxyaabaha noolasha aas aaska u ah.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir