Bulshada Tuulada Buule Macalin Oo dalbadey In Loo dhiso Dugsi Qur’aan.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Macalin Maxamed Abdi waxaa uu Dugsi Qur’aan ku fadhiya Tuulada Buule Macalin mumad oo ka Tirsan Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Caruurta uu baro Qur’aanka ayuu Goob banana ah ugu meerinayaa Casharka oo ma leh Guri, Xataa ha ahaade Buush ama meel ay ka galaan Qoraxda iyo Qabowga.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here