Bulshada Tuulada Banaaneey Degmada Jowhar oo Codsaday in laga Taageero Waxbarshada.

0
41

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tuulada Banaaney waxa ay ka mid tahay tuulooyinka Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle islamarkaana ay ku nool yihiin dad badan kuwaasi oo u baahan in ay heelaan wax yabaha asaasiga u ah bulshada oo ay ka mid yihiin sida Waxbarashada iyo Caafimadka iyo kuwa kaloo badan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here