Bulshada Soomaaliyeed Oo loogu baaqey in ay ka qeyb qaataan dhismaha Masjidka Degmada Bardaale.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masjidka Abuubakar Sidiiq oo dhismihiisa laga bilaabey Degmada Bardaale gaar ahaan Xaafada Axmed Gurey ayaa timid kadib markii baahi Masjid ee ka jirtey Xaafadaasi, kaas oo hada laga rabo in loo dhiso mid Casri ah oo qaada kara dad fara badan si loo daboolo baahida Masjidka Xaafadaasi ka jirta.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here