Bulshada Soomaaliyeed Oo Loogu baaqey Caawinta Ganacsatadii ku hanti beeshey Suuqa Ceelasha Biyaha.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Suuqa Marwo 2 ayaa ka mid ahaa suuqyada ugu weyn ee ku yaala Deegaanka Ceelasha Biyaha ee gubtey ilaa iyo hada la dhisin , waxaana dadkii ku ganacsanaayey oo sheegey in hantidii taaley waqtigii uu gobanaayey aan hal sheey laga badbaadin

Waqtiga uu dabka ka kacay suuqaan oo aheyd xili habeen ah ayaan dadka deegaanka iyo Maamulkuba u suuragalin in wax hanti ah laga badbaadiyo suuqa, waxaana hantida ugu badan kulahaa dad dan yer ah oo bagaash halkaasi ku iibinaayey

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here