Bulshada Raiydka iyo Maamulka Gobolka Banaadir Oo ka wada hadlay Horumarinta Muqdisho

0
29

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Shirkaan oo ay kasoo qeyb-galeen Madaxda Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa loogu hadlay sidii Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ay ugu wada-shaqeyn lahaayeen Horumarka Caasimadda iyo sidii ay gacan ugu geysan lahaayeen talo ka geysashada Maqaamka Caasimadda.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here