Bulshada Muqdisho Oo ka faa’ideysanaysa dib u Howl galinta Xarunta Bangiga Dhiigga

0
31

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Muqdisho ayaa laga Hirgeliyay Xaruunta Dhaqida Keliyaha iyo Sifeeynta Dhiiga Taas oo Ahmiyad Gaar ah u leh Dadka Danyarta ah ee aan Aboodin in ay Qarashaad badan ku bixiyaan Adeeg Caafimaad oo Tayo leh.

Dadka Dantayar ee la kulma Cudurada qaar iyo Xaalado kale ee Caafimaad Xumada la xiriirta ayaa Raadinta helida Adeeg Caafimaad oo wanaagsan kaga bixi jirey lacaqo aad u farabadan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here