Bulshada Magaalada Xudur Ee Gobalka Bakool oo Barnaamij isxilqaan ah ku Dayactiraya Waddada weyn ee dhexmarta Magaaladaai.

0
355

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kadib markii dhawaan roobabkii ka da’een Gobalka Bakool gaar ahaan Degmada Xudur ay bur-buriyeen wadooyinka qaar ee degmadaasi ayaa waxaa si isxilqaan ah isu abaabulay qaar kamid ah bulshada Degmada Xudur ayaa waxay bilaween in ay dhisaan wadooyinkaasi.

Wadooyinka sida gaarka ah dhismooyinka loogu bilaawey ayaa waxaa ka mid ah xaafada Buulow oo si aad ah u saameyay Roobabkaasi.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here