Bulshada Magaalada Qardho Oo Laga Codsadey in ay ka qeyb qaataan dhismaha Masjidka Rayaan.

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Culimada gacanta ku heysa Masjidka Rayaan ee magaalada Qardho oo dhismihiisa qabya ah una baahan in loo dhameystiro Manaaradaha, weysada suuliga iyo Madarasa Diinta lagu barayo Bulshada ayaa Culimada waxay bulshada Qardho ka codsaday in ay ka qayb qaataan dhismaha Masjidkaasi.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here