Bulshada Magaalada Baydhabo Oo Soo dhaweeyay Dib u dhiska Ka Socda Wadooyinka Magaalada.

0
391

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhawaan Maamulka Gobolka Baay, kan Degmada Baydhabo iyo Hay’ado kale oo ay gacan ka helayaan waxey dhagax dhigeen ilaa iyo Lix waddo ku waasi oo ah kuwo dhaxmara waddooyinka ugu muhiimsan Magaalada Baydhabo, waxeyna qeyb ka yihiin Horumarada dhanka waddooyinka ah ee ka jira Gobolka Baay.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here